Ku soo dhawow SPV

Guddiga oo dowlada sare oo qaabilsan lacagta shaqaalaha hawlgabka[Statens tjänstepensionsverk] (SPV) waa xafiiska ugu weeyn markey noqoto ka shaqeeynta arrimaha lacagta hawlgabka. Anaga baa mas’uul ka ah inaa siino dadkii ahaan jireen shaqale dowladeed lacagta hawgabka, oo dadkaas waxey garaayaan 800 000 oo shaqaale oo hada shaqeynaayoo iyo horey u shaqeyn jireen iyo 400 oo shaqo-bixiye.

Shaqada aan qabano waxaa kamid ah inaa xisaabino lacagta hawlgabka iyo saadaal iyo xisaab tirakoob u gudbinaa dowlada. Anaga hadafkeena baa wuxu yahay inaa ahaano doorashada koowad markey noqoto maamuleeynta lacagta hawlgabkeenta oo shaqaalaha dowlada. Xafiiska SPV wuxuu ku yaala Sundsvall oo 270 oo qof baa ka shaqeeyo xafiiska. Shaqada aan qabano waxaa kamid ah:

  • Inaa ka jaawaabno su’aalaha ey qabaan bulshada hawlgabka, shaqaalaha oo shaqo-bixiyaha. 
  • Inaa xisaabino iyo soo dirno lacagta hawlgabka. 
  • Inaa xisaabino deeynta lagu leeyahay shaqo-bixiyaasha.
  • Inaa warbixin, waxbarasho iyo siminaar isku soo dabaridno.
  • Inaa aqoon iyo taalo ku caawino markeey noqoto arrimaha lacagta hawlgabka.
  • Inaa u maamulno lacagta hawlgabka xafiisyada dowlada.

Nala soo xiriir

Su’aalo kusabsan hawlgabka

  • Adiga oo ah qof hawlgabk waxa soo waceysaa: 020-65 00 65
  • Adiga oo ah shaqaalo ama u shaqeeyn jiray dowlada soo wac: 020-51 50 40

Ma wadan kale naga soo waceeysaa?

Lambarkada ka bilaabanaayoo 020- wadan kale adiga oo joogtid ma soo wici kartid. Waxaa soo wacda lambarka xafiiska oo ah +4660-18 74 00 oo ayaga baa markaask u xiraayoo qeybta aad u baahantahay.

Sacadaha uu xafiiska furanyahay

  • Waqtiga jiilaalka: Isniin-jimco, sacadaha 08.30-16.30
  • Waqtiga xagaaga, juun ilaa ogost: Isniin-jimco, sacadaha 08.30-16.00

Välkommen till SPV

Statens tjänstepensionsverk (SPV) är en av Sveriges största leverantörer av pensionstjänster. Vi ansvarar för att administrera den statliga tjänstepensionen för över 800 000 anställda och pensionärer och 400 arbetsgivare.

I vårt uppdrag ingår också att räkna ut pensionspremier samt att leverera prognoser och statistik till regeringen. Vårt mål är att vara det självklara valet som administratör av den statliga tjänstepensionen. SPV finns i Sundsvall och har cirka 270 medarbetare. Vi arbetar bland annat med att:

  • Svara på frågor från bland annat pensionärer, anställda och arbetsgivare.
  • Beräkna och betala ut tjänstepension.
  • Beräkna skuld- och premier till arbetsgivare.
  • Informera, utbilda och arrangera seminarier.
  • Vara konsultstöd i olika tjänstepensionsfrågor.
  • Administrera tjänstepension åt myndigheter.

Kontakta oss

Frågor om pension

  • Du som är pensionär ringer: 020-65 00 65
  • Du som är eller har varit statligt anställd ringer: 020-51 50 40

Ringer du från utlandet?

020-numret fungerar inte från utlandet. Ring istället till vår växel, telefonnummer +4660-18 74 00 som kan koppla dig vidare till kundservice.

Öppettider

  • Vintertid: Måndag-fredag kl. 08.30-16.30
  • Sommartid juni-augusti: Måndag-fredag kl. 08.30-16.00

Was this information helpful?

Did you find about what you wanted to know or was there something lacking? Was the text difficult to understand? Tell us what you think about the contents of this page via the form below.

XS SM MD LG XL